Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Musharax Madaxweyne Bashiir Xaaji(Jamaal) oo Ka Barnaamijiisa Siyaasadeed iyo Hankiisa oo ah Mar Kale Midnimo ayaa waxa uu waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay telefishinka Goobjood.
Musharaxa ayaa waxa uu ka hadlay in ay ujeedadiisa ugu wayn ay tahay gaadhsiinta midnimo buuxda oo dalka Soomaaliya taasoo mugdi ay galiyeen siyaasiyiintii isga danbeeyay xukunka dalka iyaga oo wado qaldan u raacay sidii loola mucaamili lahaa siyaasiyiinta reer waqooyi ee gooni isutaga ka aaminay siyaasada Soomaaliya.
Musharax Bashiir ayaa sidoo kale sheegay qorshihiisa uu dalka wax uga qabanayo daruufaha dhaqan dhaqaale ee hada jira iyo waliba siyaasada murugsan ee waqqoyiga iyo wadanka iyo xuduudaha Kiiniya iyo Itoobiya.
Ceegaag.com
Figradihiina