Ujeedo:Bayaan ka jawaabaya Baaqii gogosha Taleex.
Bayaan kani oo ku suntan September 3,2016 ayaa waxaa soo saaray Qurba jooga beesha Reer Faarax Cali waxaana uu daba socdaa Baaqii nabadeed ee beesha Reer Samakaab Cali dhowaan soo jeediyeen, wuxuuna xoojinaynaa ajiibidii guda jooga Reer Faraax Cali ay kusoo dhoweeyeen gogoshii nabada ee walaalohood Samakaab Cali ay ku baaqeen si looga wada hadlo xal waarana looga gaadho dhibaatada kataagan deegaanka.
Waxaanuna sidookale dhiirigelinaynaa soona dhoweynaynaa cid kasta iyo qaab kasta oo lagu helo nabad waarta oo mar labaad walaalayn karta dadka deegaanka.
.
Xubnaha gudiga qurba jooga beesha iyo odayaasha
- Xuseen muuse Ciise(Xuseen Cadde)
- Cumar Cali Koore
- Muuse Faarax Warsame(Dhegacade)
- Axmed Ismaaciil Samatar
- Yuusuf Cabdi Warsame
- Ibraahim Cali Koore
- Yaasiin Ibraahim Ciise
- Maxamed Maxamuud Cali(Darmaan)
- Maxamed Ciise Shaacuur(Kadawe)
- Faarax Aadan Ciise(Boolis)
- Cali Maxamed Muuse(Cali Xoor)
- Axmed Maxamed Cabdi(Xuub)
- Axmed Maxamed Cali(Darmaan)
- C/Rashiid Aadan Ciise(Xayraan)
- Farxaan Axmed Nuur
- C/qaadir Caydiid Calishire
- Carab Cali Shire
- Caynaanshe Dalmar Cali
- Shariif Diiriye Garabyare
- C/laahi Maxamed Muuse
- Cabdi Faarax Warsame
- Cumar Calishire Yusuf(Doolaal)
- Maxamed Jaamac Shaacuur(Qaldaan)
- Ismaaciil Cabdi Cali
- C/Qaadir Cabdi Cartan
- Maxamed Saleebaan Ismaaciil
- C/Wali Ibraahim Ciise
- Mustafe C/llaahi Cali
- C/Samad Xassan Cabdi
- Abshir Axmed Guuleed
- Cabdi Yuusuf Muuse(Kamas)
- C/Samad Jaamac Shaywaal(Jabane)
- Maxamuud C/llaahi Maxamed(Dhegaweyne)
- Jaamac Maxamuud Cartan
- C/qaadir Yuusuf Mire(KOrnayl)
- Khaalid Aadan Xirsi(Looyaan)
- Maxamed Axmed Ducaale(Qaylaeyne)
- C/raxmaan Maxamuud Cali
- C/Kariim Khaliif Muuse
- Keyse Aadan Ciise
- Ismaaciil C/llaahi Shaywaal(Gumuc)
- Sakariye Cali Faarax
- Axmed Cabdi Cali(Dubad)
- Axmed C/rashiid Cali
- Maxamuud Maxamed Aadan
- Maxamed Cabdi Cali
- Siciid Cabdi Diiriye
- Maxamuud Axmed Warsame(Cirro)
- C/Raxmaan C/llaahi Cali(Liiq-Liiqato)
- Axmed Maxamed Warsame(Shiine)
Figradihiina