Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ururka Bishacas ee Buuhoodle oo Xusay Maalinta 1da bisha December waa maalinta caalamiga ah ee loo asteeyay xanuunka HIV/Aids( Daawo Full Video)

Maanta oo kale 1da bisha December waa maalinta caalamiga ah ee loo asteeyay xanuunka HIV/Aids, waxaana xaflado wacyigelin iyo baraarujin u badan oo cudurka lagu xusayo ay ka dhacayaan meelo badan oo Dunimada ah, Magaalada Buuhoodle ayaana Maanta ka mid ahayd Meelaha sida Wayn looga Xusay Munaasabada Maalinta aidhiska adduunka.


Ururka Bishacas ee Buuhoodle ayaana Maalintaasi Xusay Waxayna Sidoo kale ay ka Warameen Madaxda Bishacas ee Buuhodle Siyaabaha loo kala Qaado Xanuunkaasi iyo Waxyaabaha Looga Hortagi Karo ee loo Baahan yahay in Bulshada laga Wacyi galiyo Waxayna Masuuliyiinta Bishacas ee Buuhoodle ay sheegeen in Xanuunkani yahay Mid khatar ah isla Markaana Dhibaato badan ku hayo Bulshada Deegaanka.


Gudoomiyaha Ururka Bishacas iyo Qaarkamid ah ardayda Bishacas ee Buuhoodle ayaana Halkaasi ka Hadlay oo Bulshada Fariin ugu Gudbiyey Dhinaca Qalabka Warbaahinta inay iska Ilaaliyaan khatarta uu leeyahay Cudurkaasi Dilaaga ah.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag