Ururka Jubaland Development Institute (JDI), wuxuu ugu baaqayaa dhammaan dadwaynaha Somaaliyeed ee ku nool daafaha adduunka inay ka soo qayb galaan shir teleefooni looga wada hadlayo.(Teleconference call) dhibaatooyinkii ay gaysteen duufaantii ku dhacday walaalaheen reer Puntaland. Shirku wuxuu u dhici doonaa sidaan hoose:
Taariikhda: November, 17,2013.
Maalinta : waa Axada
Saacadda: New York Time: 2:00PM
Manasoto MN Time: 1:00PM
Seattle WA Time: 11:00PM
Agendaha Shirka:
Sida ugu haboon ee dadka qurbaha jooga ay gurmad dhaqaale ugu samayn lahaayeen dadkii masiibadu ka soo gaadhay duufaantii halaagga ka gaysatay carriga Dawlad Goboleedka Puntaland. Iyadoo isla marakaa shirka uu diri doono tacsida dadkii ku wax yeeloobay.
Hadaba cid kastaa oo danaynaysa inay shirkaan ka qayb qaadato way u furun tahay, waxaana Teleconferece numberka laga heli karaa qaar ka mid ah qaban qaabiyaasha oo kala ah:
Ka soo qayb gal iyo ka qayb qaadasho wanaagsan
waad Mahadsantihiin.
Figradihiina