Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ururwaynaha Nomadic Development Organisation (Nado) ayaa Buuhoodle ku soo Bandhigay Mashruuc Dhiraynta Deegaanka( Daawo Full Vedo)

Ururwaynaha Nomadic  Development Organisation (ee Nodo( ayaa Buuhoodle ku soo Bandhigay Barmaamji loogu Magacdaray Saxan saxo oo ku saabsan ka Hortaga Nabaad Guurka iyo la dagaalkana Ciribtirka deegaanka iyo Qaabkii kor loogu Qaadi lahaa Bilicda Magaalada Buuhoodle oo Dhir farabadan loogu abuuri lahaa Magaalada Buuhoodle si loo Yareeyo jarista deegaanka.

Barmaajinkani ayaana Waxaa Faah faahin Dheeraad ah ka Bixiyey oo Halkaasi ka Hadlay Caaqil Maxamed Ismail Gurux oo ah Gudoomiyaha Ururka Nodo ee Gobolka Cayn iyo Qaarkamid ah Bulshada Buuhoodle oo soo Dhaweeyey Barmaamijkani Dhinaca Deegaamaysta oo Buuhoodle ku Cusub oo lagu ilaalinayo Sidii aan Deegaanka Nabaad Guur uga Dhicin Hoos ka Daawo Full Vido.

Cali Cismaan Yuusuf (CaliDhagjar)

Buuhoodle

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag