Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ra’isulwasaaraha iyo xubno ka tirsan golihiisa Wasiirrada ayaa maanta kusoo lugeeyey magaalada Marka ee xarunta gobolka gobolka Shabeelada hoose oo wafdigaasi ay kormeer ku tageen maanta waxaana socodkaasi uu yimid kadib kulan ballaaran oo ka dhacay xarunta maamulka gobolka Shabeelada Hoose.
Daawo Sawiradii booqashadaa oo aanu ka soo xiganay Raadiyaha Qaranka.
Figradihiina