Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wafdiga KHAATUMO ee Sugan Hoolka SHIRKU ka Socdo ee Magaalada Adis-ababa

Waxaa dhowaan magaalada Adisababa ee Xarunta dalka Ethopia gaadhay Wafdi uu Hogaaminayey Madaxwaynaha maamulka khaatumo Pro Cali Khaliif Galaydh,  oo uu ka mid ahaa Wasiirka Arimaha Bulshada Maamulka khaatumo Faarax Cade Faarax.

Madaxwyanaha ayaa Wuxuu kulamo Kala duwan la qaatay Masuuliyiinta iyo Madaxda Dawlada Ethopia kusoo oo kusoo dhamaaday Is Af-garad wanaagsan.

Dhinaca kale Faah faahin dheeraad ah wali Kama soo bixin Shirkaan Socda, oo ay ku sugan yihiin Wafdiga ka socday maamulka khaatumo, waxaase la filayaa in marka uu soo dhamaado ay warbaahinta La hadlaan Masuuliyiinta kala duwan ee ka qayb Galaysa kulankaasi.

Halkan hoose ka Daawo Masuuliiyinta Maamulka khaatumo ee ku Sugan Shirka 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply