Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wafi Balaadhan oo Hogaaminayo Garaad C/laahi Garaad Soofe oo Buuhoodle si Heer Qaran ah loogu soo dhaweeyey(Cajalad MM ah)

Magaalada Buuhoodle Waxa Maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo Garaad Abdilahi Garaad soofe oo kamid ah Madaxda dhaqanka ee Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn, Waxana Garaadku uu ka soo Kicitay Magaalada Muqisho Halkaasi oo uu kaga soo Qayb Galay shirarkii Dib u heshiisiinta ee ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Shabakada Wararka Ceegaag.com ayaana idiin soo Diyaarisay Qaabkii Magaalada Buuhoodle looga soo dhaweeyey Wafiga uu Hogaaminayey Garaad C/laahi Garaad soofe oo Buuhoodle si Heer Qaran ah loogu soo dhaweeyey Khudbad Balaadhana u Jeediyey Dadwaynihii Halkaasi ku soo dhaweeyey Magaalada Buuhoodle Hoos ka Daawo Warbixintaasi.

Cali dhagjar
Ceegaag.com
Buuhoodle

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag