Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Magacaabista golaha Baarlamaanka iyo wasiirrada maamul goboleedka Jubbaland ayaa maanta markii saddexaad dib loo dhigay, iyadoo 10 maalmood dib loo dhigay, sida uu sheegay afhayeenka maamulka Jubbaland, Cabdinaasir Seeraar Maax.
Dib u dhigista ayaa timid kaddib markii wafdi ka socda IGAD oo uu hoggaaminayo Jeneraal Gabre uu ka codsaday madaxda maamulka Jubbaland dib u dhigista dhammeystirka maamulka sii loo sii ambaqaado wada-hadalka u socda maamulka iyo dowladda federaalka.
Figradihiina