Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Cadaaladana la hor keeno shaqsiyaadka ka danbeeya dilkii Gaashaanle Sare Asad Barkhadle Canshuur ‘Waraabeeye’ oo maleeshiyaad Amaandaro sameeyeen si loo shirqoolo Marxuumkaa, Mayeeli doona ayaa Waxgaradkan kusoo gunaanadeen hadalkooda iyaga oo lasoo xidhiidhay Shabakadan Xafiiskeeda Boston ee cariga dalkan Maraykanka.
Waxgaradka ayaa uga digay kuwa uGu yeedhaya dhacdadan Friendly Fire inay ka waan toobaan duudsinta dhiiga Islaameed. Waxgardka ayaa noo sheegay in ninkaasi u shaqeenayay maamulka Jubaland hadiise maamulku cadaalada horkeeni waayo dadkii dilkaa ka danbeeyay oo la garanayo waasida ay hadalka u dhigeene inay talaabo kaqaadi doonaan tasoo amaanka magaalada Kismaayo Khalkhal Galin doonta.
Waxgaradkan ayaa hadalkooda kusoo gabogabeeyay inay markooda u arki doonaan Friendly Fire marka ay u aaraan haldoorkooda shirqoolka looga dilay.
Xafiiska wararka Ceegaag Boston. USA
Figradihiina