Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxa laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Genaral Gaafoow oo lagu waraystay madasha 60ka ayaa shaaca ka qaaday in Baasaboorka Soomaaliya laga bixiyo dhamaan Gobolada dalka sida Buuhoodle, Boorame, Hargaysa, Garoowe Kismaayo Baydhabo iyo Muqdisho. Dhinaca kale Genaral Gaafoow ayaa sheegay in Baasaboorka marka la sameenayo loo baahan yahay in loo diro dhamaan wadamada aduunka, Baasaaboorkuna u baahan yahay Calan iyo dawlad.
Gaafoow ayaa sheegay in Baasaboorka Soomaaliya uu xaq u leeyahay inay qaataan dhamaan dadka ku dhaqan shanta qaybood ee gumaystuhu u qaybiyay dadka Soomaaliyeed(Soomaaliwayn), sidoo kale ay xaq u leeyihiin Soomaalida jinsiyadaha shisheeye qaatay.Dhagayso waraysigaa …Waraysi JenaralGaafow
Ceegaag.com
Figradihiina