Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Warbixin: Xagee buu maryaa wadahadaladii u dhaxeyay DF Somaliya iyo Maamulka Jubbland?

Shirka kasocda Addis ee dhexmaraya Maamulka Jubbaland iyo Dawladda Federaalka ayaad moodaa hadda in rajadu soo fiicnaanayso, inkasta oo ay kuxirantahay hadba sidda Hogaanka Dawladda Federaalka ay mowqifkeedii hore uga noqato.

Warar hoose ayaa sheegaya in Markii hore ay Dawladda Federaalkaa wadatay Ajandayaal ad adag, sidda in ay iyagu waxwalba maamulaan, sidda Dekadda Kismaayo, Airaboorka, Ciidamadda Milatariga isla Markaasna ay maamul kumeel gaara oo uu Axmed Madoobe hogaaminayo u magacaabaan maamulka Jubbaland.

Laakiin wararku hadda waxay sheegayaan in ay kanoqdeen aJanandayaashaas markii ay  IGAD iyo Raysal wasaarahaEthiopiasoo dhexgaleen.

Inkastoo ay suuqa kujiraan qodobo lagu heshiiyay sidda in dawladdu ay Jubbaland aqoonsato iyo in sadexda gobol ee Jubbadda Hoose, Jubbadda Dhexe, iyo Gedo katirsanyihiin Maamulka Jubbaland.

In Xamar lagu kulmo oo halkaas laga sii wado wadahalka, hadana warar hoose ayaa sheegaya in wadahadlku Bilowyahay isla markaasna waxyaalo la isla soo qaaday laakiin aan wali waxba lagu heshiin.

Ceegaag Online-Kismaayo

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag