Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Maamulka Deegaanka Buuhoodle ayaa go’aan kasoo saaray Badhasaabka Puntland u magacawday Buuhoodle kaasoo ku hanjabay in bur iyo biyo loogu kala baxayo Buuhoodle, balse golaha deegaanka Ayaa soo bandhigay wax qabadkooda iyaga oo u muuqda inay ku tirtirsiinayaan dadka shacabka ah oo qabyaaladi dhaamisay inay iska daayaan qabyaalada oo dantooda raacdaan kuna fara adeegaan maamulkooda Khaatumo.
Shir saxaafadeedkan ayaa u eekaa mid dadka loogu sheegayay Go’aanka golaha deegaanka balse laga dhursugayo ka dhabaynta dhoolatuskaa shirka Jaraa’id.
)
Ceegaag.com
Figradihiina