Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Khaatumo oo haadaan ku dhacasa hadii Madaxda maamulka midnimada dalka Soo daadihinayay labadii sano ee ina dhaafay aynuna wada aragnay awoodooda wax qabad in hadana ayba hungureeyaan inay wakhti kale shacabka reer Khaatumo ka lumiyaan. nala daawada hadal dadka siyaasada adorasa qaadan waayeen.
Waxaa hubanti ah inaysan suuro gal ahayn in shaqsi latijaabiyay lana ogyahay awoodiisa iyo meesha uu wax gaadhsiin karo in marlabaad lagu qaldamo Qofka muslimka ah waa ku qalad in isku god labagoor lagawada qaniino Indhosheel waa inuu kadaba tagaa labadii khaatumo xumaystay ee Golaha Madaxtooyada Khaatumo fashiliyay.
Ceegaag.com
Figradihiina