Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Kaaxaha Ay u afduuban yihiin shacabka Burco iyo Hargaysa ee shabkadaha caadifeesan taftirayaasha ka ah ayaa baahiyay ama ku boorinaya maamulkooda Somaliland inay xornimada Saxaafada meel uga dhacdo oo ay talaabo ka qaadaan SOMSAT.tv iyaga oo sheeganaya inay saxaafad yihiin balse diidan tabinta xaqaa’iqa ka jira dalkeena Soomaaliya.
Somsat Guul baad gaadheen shaqadiinuna waa inaad tabisaan wixii jira sidaasaa suxufiga dhabta ah lagu yaqaanaa. (We report you decide) .
ceegaagcom
Figradihiina