Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

WARQAD FURAN OO KU SOCOTA MADAXDA QARANKA (Dr. Idris Maxamed Khalaf)

WARQAD FURAN

 

KU. DAWLADDA  FEDERAAL  SOOMAALIYA           RUGTEEDA

OG. MAAMULKA  DALKA  KA  JIRA                              RUGTOODA

OG.  GOBOLADA  DALKA  OO  IDIL                                   RUGTOODA

 

UJEEDDO:    TALO  BIXIN

 

Walaalayaal, Acw,

WaxaainaguwadacusubnidaamkaFederaalka, waxaanaaandareemaymarkiiaanarkaysida ay u dhaqmaayaanDawladGoboleedyadahaddajira, iyodareenka ay kaqabaan dad aankalasheekaystay, iyosida ay dawladdadhexeoogacagajiidayso, ayaanwaxaandareemay in loo baahanyahay in TaloAqooneediyoGarasholagabaxsho.

Markahore, waxaa loo baahanyahay in la fahmomaxaa loo dalbadayMaamulFederaal ah, iyo in la iswaydiiyogoormaauguhorraysayoo la dalbaday, waamarkasoomaaliyalagahadlayo, waxaakalifayFederaaldagaalkiisokeeye, kahorummaddawaxba ma kalalahayn, qofwalbaooSoomaali ah wuxuusooheloXamarayuu la imaanjirayillaa ay Caasimaddiidhisantay , waxaanaqofwalba u haystay in ay meelqarantahayooaysancidnagooni u sheegan Karin, balsewixiidhacayillaahaatannataaganwaa la wadaogyahayloonawadajeedaa.

Arintaasiwaxaykeentay in qofwalbameesha ay dadkiisa u badanyihiinuudegowaxnakasamaysto, go’aankadadkuqaateenwaxaysababtay in shirkiiCartaeeJabuutiSoomaalidiiisugu timid ay xalsoomaaliyeed u arkeen in DawladFederaal ah la dhiso. Waxaa mar labaadlagugo’aansadayshirkiiKenya ,eelagusoodhisayDawladdiiKumeelgaarkaahayd, in la qaatoMaamulFederaal ah. UgudambayntiiDastuurkii la ansixiyaywaxaalaguqeexay in ay DawladdaSoomaaliyeedtahayFederaal.

Intaasooxilliiyo dad kaladuwanwaxaysoojeediyeenqofkiiamaciddiidiidanwaxay u muuqanaysaa mid/qofdiidanin ay Soomaaliisusoonoqoto.Balse, su’aashuwaxaytahay, muxuuyahaynoocaFederaalkaee la qaatay,sideese loo qaatayinuuyahay, waasu’aal da’ wayn. Dad badan,ooqaarkood ay sheegtaan in ay siyaasiyiinamaaqoon-yahanyihiin,waxayqabaan in Federaalkauuujeedadiisutahay in qabiilwalbameeshauudegganyahayuuasaguxaq u leeyahayinuumaamulo, dabcanDegaanwalbadadkiisaayaaxaq u leh in ay maamushaan, laakiintaamacnaheeda ma ahan in degaankuuuhalqabiilleeyahay, manakajirtoDalkaSoomaaliyeedmeelreerkeliyaa ay degganyihiinmarkalagareebotuulooyinkaamadhawrdegmoootirodhawr ah.

Wax horumar ah oo la taabankaroillaahaatanwaxaasameeyaymaamuladakajira Somaliland iyoPuntland, way kuamaananyihiin, balse, weli ma gaarinmeelmaamulkajirowixiilahuyiqiinamalagasugayay, waxaanahortaaganqabiilka la aaminsanyahayoolagushaqaynayo, waxaanawelihubaysanmaleesiyaadkiiqabaa’ilkaoomaamuladaashoosjooga, waxaanauguwacankalsoonidarrada ay u qabaanmaamuladooda ay ayagudoorteen, qabiilaawgiis.

Si DadkaiyoDalkaba loo badbaadiyodhibkaaankujirnanaaanoogabaxno, waxaa loo baahanyahay in la ilafiiriyotalooyinkaansoosocdo:

  1. In aqooniswaydaarsi loo furowakiiladashacabkaSoomaaliyeed, laganasooqaybgeliyomaamuladajira, sideg deg. KaasoolagufalanqaynayonoocaFederaalkaDalkeenakuhabboon. Haddaananiguhormarsadora’yigayga: ”umahabboonaSoomaaliyaDawladGoboleedqabiilkeliya ah, haddaytaadhacdoweligeedsoomaaliyadagaalqabiiliyodulmikamabaxayso, taasoogaarsiinkarta in uuwadankukala go’ go’o. Waxaailahabboon in DawladgoboleedadalagudhisoqaabDeegaan, oointiiisraacikartadhulahaan la israaciyo, sidawladgoboleedkasta ay u noqoto mid dadkeedu ay yihiinkuwoiskudhafanooaan la dhahayninwaareerkeliya, taasinawaxaykuimaanaysaa, anigaaragtidaydain dalka loo qaybiyoshandawladgoboleedookala ah:

 

  • Somaliland :        intahaddauuxuduudkeeduyahay
  • Puntland  :          Mudug, Nugaaliyo Bari
  • Shabeeleland:   Sh/Dhexe, HiiraaniyoGalguduud
  • Bayland :              Bay, BakooliyoGedo
  • Jubaland :            Sh/Hoose, J/Dhexeiyo J/Hoose
  • Banaadir:             XuduudkaFederaalka (waacaasimaddii)

 

  1. Ka dib aqooniswaydaarsiga in ay wakiiladashacabka ay u safraangoboladadalka, si ay ummaddaugadhaadhiciyaango’aanada ay qaateen, iyo say lagamamaarmaan u tahay, in dalkaaan loo qaybinqaabqabiileeay kahabboontahay in dadkuiskudhexjiraansi ay ugakalafaa’idaystaanxirfadahooda, fikradahoodaiyoaqoontoodakaladuwan. Taasiwaxaysuutogelinaysaa in la illooboqabyaaladdaoowelibagobolkastaauukumashquulokhayraadkaAllaahsiiyaysiduuoogafaa’idaysanlahaa, waxaanahubaal ah inuuimaanayo tartan iyoinuuDawladgoboleedkastauukufaantohorumarkaiyokhayraadkaAllesiiyay.

 

  1. MaamulkaFedaraalkuwaxaaloogabaahanyahay in uu u shaqeeyosi federal ah oouukuxisaabtamoinuuUmmaddaooidil u dhaxeeyoiyoDawladGoboleedyadaba. WaxaaloogabaahanyahayinuuogaadoxaaladdadadkaDawladGoboleedyadakuhoosnool, taasinawaxaykusuuragalaysaa in uuwakiilogaysto.

 

  1. Waxaanmaqlayay tan iyomaalintiiDawladdiiKumeelgaarkalagusoodhisay Kenya illaa manta “waxaa is haystaMadaxwaynahaiyoRa’iisulWasaaraha” illaahaatan. Waa arin la yaableh, waxaandareemayaa in aanbaahi loo qabinRa’iisulWasaareee dad laguqancinaayo. Taawaxaakadaran, AfhayeenkaBaarlamaankaiyoMadaxwaynahaamaRa’iisulWasaarahaayaaiskudhagan. Waxaankutalinlahaain saddexdaaMudaneoowadankahogaamiyo ay DastuurkaDalka u noqdaanooqofwalbauuiskuxakameeyointa loo qoondeeyayeeshaqadiisa ah, taasiwaxaynoosuuragelinaysaa in horumardegdeg ah la gaaro.

 

  1. “MANJA DHIIQO MIDBA MAR BAA LA SIIBAA” waamaahmaahsoomaaliyeed, dadkaqaarwaxayyiraahdaan “OODI SAY U KALA SARAYSO AYAA LOO KALA QAADAA”,tan iyointiidawlad baa la dhisay la lahaalagasoobillaaboTiiCartaeeJabuuti, waxaala dhawrayaygoorta hub kadhigislagusamaynayohubkiilalasoogalayXamar 1991 dii, iyogoorta la suuragelinayodadkiiXamarkaqaxay 1991 inayguryahoodakusoolaabtaan. Intaarintaaslaga war-wareegayodiyaarlooma aha in caddaad la sameeyo.  Waxaantalokudhiibanayaa in dhammaanciidamada AMISOM la soogeliyoXamar, guriguri loo baaroooshacabkahub kadhigisrasmiah lagusameeyosihagarla’aan ah.Taasiwaxayfududaynaysaa in dadkiikaqaxayXamar ay guryahoodakusoolaabtaanoo ay kalsoonibuuxdahelaan, iyosidoo kale, ay dadwaynahagobolada ay kukalsoonaadaanMaamulkaFedaraalkaeeXamar, aynameeshakabaxdoisfahamla’aantajirta.

 

  1. Waxaahabboon in la fahmowaxa u dhaxeeyaGoleShacabiyoGoleWasiiro. GolahaShacabkawaxaasoodoortaShacabkawaxaanalagusoodoortaaamalagusooxushaaqaabDeegaanamaqaabQabiil, sidakaayagahaatanwaxaalagusooxushayqaabQabiil, saasdarteed, wuxuuqabiilwalbaxaq u leeyahay in uukadhexmuuqdo, balse, GolahaWasiiradawaxaasooxulanayoRa’iisulWasaaraha, hadduusanRa’iisulWasaarejirinwaxaasooxulanayoMadaxwaynaha. Kuunoqdaba, wuxuusooxulanayaawasiiro la mabda’ ah oo ay wadashaqaynkaraansiay u gaaraanhawshii loo xilsaaray. Ma aha in ay ahaadaanwasiiroqabiilowakiilka ah amagobolo, sababtoo ah waxay u shaqaynayaawaaqaraneeqabiil ma aha, waxaanaxaqiiqa ah “Wasiirqabiilahaanlagusooxulayinuusanqaran wax u qabanaynin”.  Arintaanwaa in lagubaraarugaa, dadkanalagadhaadhiciyaa.

F.G.

Arintaanwaxaaigudhaliyay Dal iyo Dad jacayligujiro, saasdarteed, waxaancodsanayaa in sifiicanloogabaaraandegokahorintaango’aanlaab la kac ah ookusalaysanqabyaaladiyo sad bursi la qaadan.Waxaalagayaabaa, marka la eegoheerkaay joogtoqabyaaladdanahayso, in ay dadkaqaarkood u qaataantalobixintaan mid lid ku ah, balse, waxaananiguarkaa in ay aragtidaankusalaysantahay, maslaxaddaguudeeUmmaddaSoomaaliyeediyosidii dib la isugusoonoqonlahaa. Waxaancodsanayaa mar labaad in sidhab ah loogabaarandego.

Mahadsanidiin,

Dr. Idris Maxamed Khalaf

Email:    idkhalaf@hotmail.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag