Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Xisbiga Cadaalada iyo sinaanta ee Tayo Party ayaa waxa ay manta walaac ka mujiyeen gudiyada kala duwan ee Golaha wasiirada ay dhawaan ku dhawaqeen.
Golaha Sare ee Xisbiga Tayo Party oo mudo usbuc ah Shirar aan kala go,lahayn lahaa ayaa ugu danbeyn waxaay walaac ka mujiyeen qaabka ay ku yimadeen Xubnaha gudiyada kala duwan ee dhawaan xukumadda Somalia ay Magacowday.
Gudomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Sinaanta ee Tayo Party Mudane Maxamed Cabdilahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in Xisbigoodu ka walacsan yihiin qabka gudigaasi lo so xulay iyo sida ay dhex dhexaad uga noqon karan dooraashada dhici doonta 2016 .
Gudomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa waxaa uu yiri
“Xukuumadda ayada ayaa so xulatay dad ay fahmi karto halki lo bahna in Gudiyadaasi ay ku yimadan wada tashi iyo isqancin”
Ugu danbeyn Xisbiga Cadaalada iyo Sinaanta ee Tayo Party waxaa uu Xukuumadda Somalia ugu baqay in ay dib u egis ku sameyeen Gudiyada ay Magacaabeen la tashina ay la sameyaan dhinacyada ay qosayso.
… DHAMAAD…
Figradihiina