Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Shirka London oo ah mid ladoonayo in Soomaaliya lagu gargaaro si’ay cagaheeda ugu istaagto ayaa waxaa ka qayb galay dhamaan madaxda Soomaalida , sidoo kale maamulka Khaatumo ayaa waxaa uga qaybgalay wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada ee maamulkaa Safiyo Cali Caateeye.
Maamulka Khaatumo ayaa wax aqoonsiya ka haysanin dawlada dhexe ee Soomaaliya isgoo wadahadalo la furay maamulka Soomaaliland oo uu doonayo in reer waqooyi ahaan awooda dalka Soomaaliya lagu gorgortamo.
Ceegaag.com
Figradihiina