Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wasiirada arimaha dibada ee Urur Goboleed ka IGAD oo ugu baaqay dawlada Soomaaliya inay arimaha Jubooyinka kaalinteeda ka qaadato

Wasiirado dibadeed yada wadamada ku bahoobay uruka IGAD ayaa shir ay maanta ku yeesheen magaalada Adisababa ee xarunta Itoobiya kaga wada hadlay arin ku saabsan gobolda Jubooyinka oo ay dawlda Soomaaliya ku guul dareesatay inay kaalinteedii kaga aadanaa ka qaadato. Wasiirka Arimaha dibada ee Soomaaliya Marwo Fowziyo Yuusuf oo la waydiiyay mowqifka dawlada  ayaa sheegtay  in dowladu aysan maamul u dhisi doonin goboladaas balse ay door ka ciyaari doonto isku keenka bulshada Jubooyinka si ay aayahooda uga tashadaan isla markaane ay  u dhistaan maamul ay ku mideysan yihiin dadka deegaanadaas ku dhaqan.

Dawlada Soomaaliya ayaa raacisay 4 xubnood oo ka been sheega xaalada Kismaayo kooxdii ka socotay IGAD ee booqanasay magaalada Kismaayo,  arintan oo si toos ah uga hor imanasa waxyaabaha loo doortay dawlada. Dhinaca kale madaxwaynaha oo sheegay inuu taageersan yahay nabad kuwada noolaanshaha umada Soomaaliyeed ayaa haatan u tafa xaytay hagardaamo aan loo meel dayin oo uu la daba taagan yahay maamulka curdunka ah ee Jubaland.

Dhinaca Kale Maamulkii ay ku mideesnaayeen dadka goboladan ee loo yagleelay Jubooyinka ayaa dardar galiyay sugida amaanka goboladan, iyada oo uu madaxwaayne Madoobe sheegay inay goboladan kasifeendoonaan dhamaan hadhaaga uruka Al-Shabaab.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag