Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wasiirka Arimaha Gudaha DF oo runta u sheegay S/land Daawo

Xalay marti ku ahaa Barnaamijka Dood wadaag ee ka baxa Tv-ga Universal ayaa wuxuu ka hadlay arimo badan oo Quseeya Xaalada Guud ee dalka Soomaaliya iyo howlaha adag ee horyaala wasaarada Arimaha gudaha.

Waxa uu yidhi mar uu ka hadlayay maamul goboleedada “Wadankaan Qabqablayaal baa joogi jirey, halkaan buu midkasta aadi jirey xoogaa rasaas ah buu soo qaadan jirey, maamuladii hadda waa soo koobmeen 7 maamul waxay dhaamaan dhawr boqol oo hore u jirey”, ayuu yiri Wasiir Odowaa.

Wasiir Odawaa ayaa waxaa wax laga waydiiyey arimo badan, Wuxuuna ka hadlay dhibaatada maamulka Somaliland uu ka wado deeganada khaatumo “Somaliland waxay ka gubatay oo ay ku dooday waanala dilay oo waan go’aynaa, inay iyagu dadka midnimada jecel dilaan oo dhibaateeyaan waa midaan laga aqbaleen”.

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply