Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Wasiirka warfaafinta Maamulka Khaatumo oo safar shaqo ku jooga caasimada dalka ee Muqdisho ayaa waxaa laga waraystay Madahsa 60ka oo ah goob ay siyaasada Soomaalida ku falanqeeyaan Qurbaawiyuuntu.
Wasiirka ayaa ka hadlay xaalada Guud ee Dalka siiba tan Maamulka Khaatumo waxaana waraysigu u dhacay sidatan iyada oo madasha ay xaadir ku aheeyeen dadwayne kor u dhaafay ilaa 1000 kun Mudanayaal iyo Marwooyin oo aad u xiiseenayay inay ogaadaan xaalada Maamulka Midnimada Soomaaliya ee Khaatumo. Dhagayso…..Wasiirka Warfaafinta Khaatumo Axmed Gacmo yare
Ceegaag.com
Figradihiina