Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Shir dinaca isgaadhsiinta ah oo u sacday waxgaradka beesha Xuseen Siciid ayaa waxaa si cad looga horyimid faldanbiyeed ay dhawaan ka fuliyeen maleeshiyaad asal ahaan kasoo jeeda Ceegaag meel u dhaw tuulada Habari-Heshay faldanbiyeedkan oo lagu dilay nin aan cidna wax u dhimin iyada oo loo dilay aano qabiil arintan oo caado u ah Soomaalida balse aad uga fog Xadaarada, iyo dhaqanka dadka Islaamka u nasabsheegta.
Waxaaa kale oo waxgaradkan dusha nacalad kaga tureen dadka iyagu garabka u noqday nin labo nin oo reer Ceegaag ah ku dilay magaalada OOG. Dadkan oo dan iyo miciin biday inay colaad ka dhex huriyaan dad walaalo ah oo isku deegaan ah. Ugu danbay waxaan ugu baaqanaa dadka deegaanadan inay nabadooda xejistaan nabadana aan layska carqaladayn.
Ceegaag.com
Figradihiina