Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Reer Horufadhi oo ka biyo diiday joogitaanka deegaanada Khaatumo ee ay iskusoo fidinayaan Maamulka Somaliland tasoo keeni doonta nabadgalyo xumo hadii aysan ka bixin Deegaaanada ay qabsadeen iyaga oo caloosha gashaday Ceegaag taasoo ilaa hada laga gaadhin wax is afgarad ah. Horufadhi ayaa laga fadhiyaa dhinacyada Taasoo ka dhigasa deegaanka ugu shisheeya ee ilaaa hada ka madax banaan Ciidamada kusoo duulay deegaanada Khaatumo.
Maamulka Somaliland ayaa wakhtigan Jiilaalka ah door biday inay dadka Dagaal galiyaa halka reer Khaatumona ay ay diyaar ula yihiin inay la wadaagaan Biyo iyo baad wixii ilaahay siiyay.
Ceegaag.com
Figradihiina