Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Waxgaradka iyo aqoonyahanada beesha sade oo shir jara’id ku qabatay magalad kismaayo (DAAWO SAWIRO)

Qaar kamid xildhiabaanadii hore ee Dowladii kumeel gaar ka ahayd ee Soomaliyaa Iyo aqoonyahano katirsaan Beeshaa Sade ayaa waxa ay si wada jir ah shir jara’id uGu qabteen Hotel Qiilmawaye  ee magalad kismaayo.

Shirkan jaara’id oo ku saab sanaa aqoonsiga maamulka jubbland iyo taageerida nabada.

waxa ugu horeentii shirka furfuray EX Xildhibaan Hilowle Aadan Max’ud oo ka halday dadaalkii dheeraa ay u soo mareen sidii uu u istaagi lahayd Dowlad Gobaleed ka kooban Jubbooyinka iyo Gado, sidoo kale waxaa xildhibaan ku sheegay in ay aad u soo dhaweynayaan hishiiskii ay wada gareen maamulka Jubbland iyo Dowlada Dhaxe ee Soomaliya.

Sidoo kale waxa halkaasi ka hadlay Imaam Rashiid Cabdi Guraa oo isna soo dhaweyay Aqoonsigii dowlada Dhaxe .

Dhamaan waxa ay baaq nabadeed u soo jeediyeen dadka ku dhaqan Jubbooyinka iyo Gado in ay gacmaha isqabsadaan siina dhamaystiraan Maamul Gobaleedkoodii oo ay samaysteen.

Akhri magacayada dadkii shirkaas ka soo qeebgalay:

EX Xildhibaan Hilowle Aadan Maxamuud.

EX Xildhibaan Cabdi Ibaraamih Cabdi.

EX Xildhibaan Axmed Max’ed Abuukar (Axmed Ugaas).

Coll Maxamed Nuur Buule.

Coll Cabdi Nuur Max’ed Faarax.

Imaam Rashiid Cabdi Guraa.

Amiir Odawaa Shahaad.

Nuur Xaaji Cabdi.

Maxamed Ciise Geele.

Ceegaag Online-Kismaayo

 

 

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag