Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Weerar Masaajiyeedkii New Zealand maxaa laga dhaxalay? Midnimo reer New Zealand.

Abaarihii 1:30 Duhurnimo salaada Jimce dhex bartankeedii ayaa koox nacaybka dadka aan cadaanka ahayn ku fogaaday weerar ku qaadeen laba masaajid oo ku yaala Magaalada Christchurch ee wadanka New Zealand hadaba madaxda caalamka ayaa ka gilgishay weerarkaa iyaga oo dhamaan la’adkeeyay amaanka masaajidada wadamada Qarbiga taasoo keentay in aysan wax shido ahi ka dhicin meel kale oo caalamka ka mida.

Dadyowga Islaamka ah ayaa iyagu aad uga falanqoonayay maadaama dadka dhibka gaystay ay ahaayeen dad cadaan ah aamisana saraynyta dadka cadaanka ah oo had iyo goor aanba qarsanin cadaawada ay u qabaan dadyowga aan lamidka ahayn.

Balse su’aashu waxay tahay maxay ku kala duwan yihii kooxdan iyo kooxaha ka dagaalama dunida Islaamka siiba Soomaaliya ee UGUS.

Bal nala daawa sida ay madaxda aduunku uga hadleen wixii dhacay marka hore Raysalwasaaraha New Zealand Jacinda Ardern  oo si geesinimo ah uga hadashay run ahaantiina uu hadalkeedu kaqiimo badnaa dhibkii dhacay, u jeedadii loo sameeyay.na meesha ka saaray.

Madaxwaynaha Turkiga ayaa isgauna ka hadlay Faldanbiyeedkan waxa uu na yidhi.

Qaarkamida Hogaamiyayaasha Caalamku ayaa iayaguna ka hadlay faldanbiyeedkan sida Jansulaarka Jarmalka, Raysalwasaaraha Canada, Hogaanka Yurub iyo Duqa Magaalada Christchurch oo yidhi Falkan argagixisnimo ee New Zealand….

Wasiirka arimaha Dibada ee Dalka Maraykanka ayaa isna ka hadlay Falkan Argagixisnimo.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply