Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Weeraro Xalay ka Dhacay Magalada kismaayo iyo Tirada Dhawacyada………….

Saddex qof ayaa ku dhaawacantay weerar ay xalay saqdii dhexe maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ku qaaday xarun ciidanka nabad sugidda ee maamulka KMG ah ee Jubba ay ku leeyihiin magaalada Kismaayo.

Goob Joogayaal ku Sugnaa Xafda Guulwade oo ah halka uu ka Dhacay weeraka ayaa waxay noo sheegeen in laba ka tirsan dadka dhaawacmay ay ka tirsan yihiin ciidanka maamulka KMG ah ee Jubba, halka kan saddexaad uu ka tirsan yahay maleeshiyada weerarka soo qaaday ee Al-Shabaab.

Ma jirto wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha ciidanka maamulka KMG ah ee Jubba oo ku aadan weerarka.

Ciidanka maamulka ayaa wada baaritaanno ay ku sheegeen inay ku xoojinayaan ammaanka.

Ceegaag Online

Xafiiska Wararka Kismaayo-Somlia

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply