Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxwaynaha Maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Dhagax dhigay Xaafad Cusub oo laga dhisayo Magaalada Kismaayo. Xaafadan oo qaab casri ah loo dhisayo ayaa lagu magacaaba Bilan ESTATE. Madaxweynahu wuxuu ugu baaqay qurba joogta in ay maalgashadaan deegaanka si dalku uu dib u kabasho dhinaca dhismaha ah u sameeyo.
Dhinaca ale Magaalo si casri ah u dhismayasa looguna talo galay in lagusoo guryo celiyo Qaxootiga Ifo iyo Dhadhaab ayaa ka bilaabantay dhismaheeda deegaano kale oo aan sidaa uga fogayn magaalada Kismaayo.
Ceegaag.com
Figradihiina