Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Nin dhalinyaro ah oo la oran jiray Qaasim, oo u shaqaynayay dawlada ayaa waxaa gurigiisa hortiisa ku dilay nin cadaana dilkan ayaa waxaa looga shaki san yahay inuu salka ku hayo cunsirinimada ka bilaabantay wadankan Maraykanka taasoo ka dhana dadka Soo Galootiga ah iyo dadka musliliinta ah.
Ceegaag.com
Figradihiina