Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Maamulka Somaliland oo sheeganaya inuu u madax banaanyahay arimahiisa gaarka ah ayaa sheegay in aan xafiis u adeega Koonfurta dalka inaan lagu furi doonin deegamada ay ka arimiyaan Maamulka Somaliland. Xoghayaha Madaxwaynaha maamulkaa Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xasan ayaa xaqiijiyay in xafiiska Hawada Dalka laga furi doono Hargaysa xafiiskaasina uu yahay mid laga maamulayo Hawada Dalka Soomaaliya isaga oo sii raaciyay kama aanu tanaasulin Gooni isutaagayaga.
Xafiiskan ayaa ay ogolaadeen Maamulaka Siilaanyo iyaga oo maanka ku haya in Awooda dalka ay gacanta ugu Jirto madaxwaynaha Dawlada dhexe ee Soomaaliya Madaxwayne Xasan Sheekh. Sidoo kalena ay dalwlada dhexe Awood u leedahay inay xirto xuduudaha Dalka dhamaan sida Hawada, Bada iyo Barigaba sidii uu samaeeyay Alle hau naxariistee Madaxwayne Cabdulaahi Yuusuf Markii uu Dalka kasifeenayay Kooxihii huwanaa Shaati Diimeedka. Warkan kasoo baxay Aqalka Talada ee Maamulka Hargaysa ayaa u muuqda mid soo afmeeray maaweelintii shacabka Gobolada Waqooyi Galbeed iyo Togdheer.
Ceegaag.com
Figradihiina