Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xaflad lagu Maamusayo Yagleelidii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) oo lagu Qabtay Magaalada Boston ee Carigan Maraykanka

Xafladan oo laagu dabaal dagay maalintii la’aas aasay Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) oo ah hanti uu shacabku leeyahay ayaa ahayd mid ogaasim keedu sareeyo lana doonayay in dhaqdhaqaaqa hawlihiisa lagu beero ubadka Soomaaliyeed ee ku dhashay wadanka dibadiisa siiba Maraykanka.

Calanka deegaanada Ogaadeeniya ayaa la gu xardhay xaflada taasoo waxa uu ka turjamayo sharaxaad badan laga siiyay ubadka Soomaaliyeed ee soo koraya.

Mar aanu wax ka waydiinay Malyuun Cukaash oo iyadu gudoomiye ka ahayd agaasimka xaflada ayay ceegaag.com u sheegtay inay xafladan qabashadeeda uga gol’ lahaayeen ku wareejinta dhinbishii dabka ahayd ee halganka ubadka Soomaaliyeed ee soo koraya.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply