Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xafladii reer Boston kusoo dhaweenayeen Suldaan Maxamuud Suldaan Jaamac Suldaan Yuusuf

Xafladan oo ahayd mid agaasinkeedu sareeyo ayaa waxaa ka soo qayb galay bulshada qaybaheeda kaladuwan. Masuuliyiin ka socday magaalada Boston iyo gobolka Maine oo daris la’ah gobolkan Massachusetts.

Xaflada ayaa laykuwada raacay in Boston heshay hogaamiye dhaqameed loo cilindoono hawlaha ka dhex dhaca Jaaliyada.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply