Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Xildhibaan Fawsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo ah gabdhii ugu horaysay ee noqota wasiirka arimaha dibada Soomaaliya ayaa xisbigeedii ay kala soo diga rogatay Maamulka Somaliland kaga dhawaaqday Magaalo Madaxda Muqdisho. Xisbaigan oo ah xisbiga Wadani ayaa u muuqda mid mugdiga ka saaraya siyaasadii goosashada ee gobolada waqooyi oo isugu soo ururtay dhalanteedka dhaan dabagaale, iyada oo lasoo gaadhay casar gaaban.
Ceegaag.com
Figradihiina