Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minasoota ayaa waxaa dagaal nacayb ku salaysan kusoo qaaday Xildhibaan Lee Zeldin oo lagasoo doorto gobolka New York.
Xidhibaan Zeldin oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa shaaciyay inaan Ilhaan ku haboonayn inay ka shaqeeso Gudiga rimaha dibada ee Kongareeska Maraykanka sababtoo ah waa gabadh neceb Yuhuuda tasoo ay Ilahaan Kaga Jawaabtay inuu isna yahay nin ay ku gaamurtay nacaybka uu u qabo dadka Islaamka ah.
Mar ay Ilaahaan ka hadlasay nacaybka uu lasoo banbaxay Zeldin ee uu qarsan kari waayay ayaa waxay tidhi nacabka ku salaysan diinta iyo dhalashada waa wax dhaca oo aan marnaba laga saari karin bini’aadamka waxaana haboon in ay iyaduba inay isu yimaadaan kana wada hadlaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen dadkaa nacaybka ku bahaloobay.
Balse nasiib daro waxa uu ugu soo jawaabay waa inaad Yuhuuda ka daysaa nacaybka aad u qabto taasoo ah hadal laysku handado oo qofka shaatiga lagaga wasaqeeyo si Bac loogu xidho oo uusan uga hadlin danta dalka Maraykanka hadii ay ka hor imanaso tan qowmiyada Yuhuuda.
Hadaladii ay is waydaarsadeen oo ku qoran luqada ingiriiska ayaa waxaa kamid ahaa
Let’s do that! Are you saying you disagree w/everything said in that voicemail? I sure do & it would be great if you did as well & cosponsored & helped #PassHRes72. That would be a step in the right direction.
This is heinous and hateful. I too am flooded with bigoted voicemails and calls every day. Maybe we could meet and share notes on how to fight religious discrimination of all kinds? Maybe over Somali tea, in your old office which I happen to be in now.
Figradihiina