Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Garowe(Ceegaag Apr 24, 2016) Xildhibaan Mustafe Bille Maxamuud oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa madaxwayne ku xigeenka kaga yaab saday ka dib markuu si cad ugu sheegay inay shacabka been u sheegeen lagana sugayo inay miiska soo saaraan waxay ku qancinayaan, arrintaasi ayaa noqotay mid si weyn loo hadal hayo.
Xildhibaan ayaa su’aashaan iyo mid kale oo ahayd sababta loo hirgalin la yahay maxkamadda dastuuriga ah ku waydiiyay shalay oo uu furayay kalfadhiga aan caadiga ahayn ee Baarlamaanka, sidoo kale Baarlamaanka ayaa fadhigooda lagu wadaa inay ku meel mariyaan guddiga doorashadda Puntland.Ceegaag.com
Figradihiina