Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa madasha 60ka oo ah goob lagu falanqeeyo faaqidaada siyaasadeed iyo jawiga uu hadba ku jiro dalka iyo dawlada Soomaaliya ayaa waxaa marti ku ahaa Xildhibaan Axmed Ducaale Geele Xaaf oo la waydiiyay Su’aalo badan oo ku hareereesnaa xil kaqaadidii horjoogihii maamulka Galmudug Guuleed, Xuduuda Galmudug, Coladaa gacan ku rimiska ah ee Gaalkacayo la kacaakufaso.
Axmed Ducaale ayaa wax laga waydiiyay mustaqbalkiisa siyaasadeed iyo inuu doonayo inuu isku sharaxo jagada uu baneeyay madaxwayne Guuleedka Galmudug, wax uu ka yeelayo Colaada u dhaxaysa Galmudug iyo Puntland, iyo arimo kale oo badan.
Dhagayso waraysiga oo dhamaystiran….Axmed Ducaale Geele Xaaf
Ceegaag.com
Figradihiina