Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Xildhibaanka Laga soo doorto Degmada ay ka tirsantahay xaafadda Islii ,Mudane Yuusuf Cabdi ayaa shaaca ka qaaday sir culus oo ku aadan cida ka dambeysa qaraxyadii dhawaan ka dhacay xaafadda Islii. Xildhibaanka ayaa sheegay in dad doonaya in la burburiyo dhaqaalaha soomaalida ee xaafadda Islii,ayna arinaasi dhawaan madaxweynaha kenya ay hordhigi doonaan.
maqal qaraxii xaafada Islii ee xalay
kadib Qaraxyadii habeen ka hor ka dhacay xaafadda Islii ayaa waxaa ku dhintay lix qof oo laba kamid ah ay soomaali ahaayeen ,waxaana xigay howlgal balaaran oo 657 qof soomaali ah xabsiga logu taxaabay.
Figradihiina