Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Tani markii shabaab ay shaacisay in ay Muqdisho kafulin rabto weeraro xoogan ogana faa iideysaneyso Fadliga bisha Barakeysan ayaa sameyn xoogan waxa oo kuyeeshay nolosha caadiga ah.
Shabaab ayaa bishana geysatay falal aad loo hadal haayo oona kamidyihin kii lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada soomaaliya laguna dilay xildhibaano farabadan ayaa sababtay in shaqooyin badan dartooda loo joojiyo.
Arimaha hakadka kuyimid ayaa kamid ah Mooshinadii sida dar darta lahaa oga socday Hotelada muqdisho Safaaridihii kahowl galaaye muqdisho oo qaarkood Dalka isaga baxay Mudanayaashii barlamanka oo lafasaxay.
Sida ad maanta kudaalacatayn wararkeyna ayaa shegaaye in turkiga ay hakad yar gelisay shaqadii ay kawaday muqdisho sababo la xariira amaanka oo faraha kabaxay waxaan gabi ahaan la daad gureyay shaqaalihii.
Sido kale Xildhibaanada Dowlada ayaa mudooyinkii ugu danbeyse ku qul qulaaye wadanka sacuudiga kuwaasi oo iska soo cibaadeysanaayo waxaana ay kamid noqdayn muslimiinta xiligaan kusugan dhulka barakeysan ayagoona soo gudanaayo Cimrada sanadkaan.
Xildhibaano oo koox koox ubaxaayo aya maalmahan lagu arkaye garoonka ayagoona qaarkood soo dhigay muqaaladooda Facbook ay kuleeyihin kuna tilmaamayn in ay soo gudanayaan Cimrada.
Arintaan ayaa asheegay in ay salka kuheyso cabsida bishaan laga qabo kooxda shabaab in ay weeraro kageysaro Gusaha soomaalya waxaana siweyn loo adkeeyay amaanka guud ee muqdisho iyo Gobolada Dalka.
Ceegaag Online
Figradihiina