Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa saaka aroornimadii malcaamad kutaala magaalada Leego oo horay loogu xagaabixi jiray wakhtiyada Iskuulaadka la xidho lagu xasuuqay arday wax ku baranasay malcaamad Quraan.
Weerarkan waxashnimada ah ayaa u ee kaa mid si ula kac ah ay u gaysteen ciidamoda AMISOM ee haatan ku sugan gudaha Soomaaliya. Ilowareedyo ka ag dhaw meesha xasuuqu ka dhacay ayaa sheegaya in aysan jirin cid wax weerar ah kasoo qaaday dhinaca malcaamada isla markaana aysan jirin cid ciidamadaa weerartay saaka.
Warar lagu baafiyay shabakadaha UN ta u adeega ayaa sheegaya in ay ciidamada xasuuqay caruurta ay caydhsanayeen kooxda argagixisada Al-shabaab, balse warkaa ayaa noqday mid qayooday markii aanu u kuuro galnay.
Figradihiina