Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xornimada Ogaden oo Soomaalida usoo gacan gashay iyo wadajirkii qawmiyadaha Itoobiya oo gabi ka laadlaada.

Kadib markii xiisada Wadanka aynu jaarka nahay dhulkana inaga haystay ilaa iyo 1954 kii labo marna aynu la’galnay dagaal ba’an oo duunyo iyo dadba ku rogmadeen.

Sidoo kale Halganka gobanimo doonka Soomaalida ayaa wali ka holcayay deegaanada Ogaden taasoo Ilaahay idinkii aan mardanbe gacanteena Soomaali ahaan ka bixi doonin.

Ogaadeeniya way Xoroobi (Saado Cali) Maanta iyo Itoobiya ‘
Xaalada wadanka Ethiopia way cakiran tahay kadib cinqilaabkii ka dhacay magaalada Bahirdar ee xarunta ismaamulka Amxaarada. Madaxweynihii killilka amxaarada Dr. Ambachew oo xidhiidh wanaagsan lalahaa raysalwasaaraha Ethiopia Dr. Abby Ahmed ayaa ku dhintay afgambigaas.

Saaka xiisadii cirka ayay gashay kadib markii si gaadmo ah lagu dilay taliyaha ciidamada qalabka sida ee dalka General Mekonnon xarunta dalka ee Addis Ababa iyadoo ugaadhsi ba’an lagu hayo saraakiisha sarsare ee ciidanka ee daacada u ah Dr. Abby. Safaarada mareykanka heegan sare ayaa la galiyay iyadoo shaqaalaha safaarada lagu amray inaanay dhaafin safaarada gudaheeda. Dr. Abby oo kahadlay TV dalka ayaa ku baaqay in la iska dhiciyo askarta cinqilaabka wada oo ubadan qowmiyada Amxaarada’. Cabdirisaaq Fiin

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply