Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxaa shalay magaalada Muqdisho ku geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Marxuum Yuusuf Galaydh Cabdi oo ka mid ahaa Odoyada ugu da’da wayn dadka deegaanada Khaatumo.
Waxaan Tacsi Tiiraanyo ku dheehan tahay u diranaa dhamaan Reer Galaydh Cabdi gaar ahaan caruurtii uu ka geeriyoodey ALLE ha u naxariistee Yuusuf Galaydh Cabdi anagoo leh Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumkana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo.AAMIIN. AAMIIN. AAMIIN.
Hooyo Luul Yuusuf Suldaan iyo caruurteeda ilma Maxamed Xaaji Cali Cilmi, Dr. Cali Cawl Xuseen xaaskiisa & caruurtiisa, Jamaal Xaaji Cali xaaskiisa & caruurtiisa, General Maxamed Cali Abokor, Liibaan Fiin xaaskiisa, iyo caruurtiisa, Riyaadh Faarax Cali Cadmeed, Xuseen Fiin xaaskiisa & caruurtiisa, ayaa sigaara tacsi ugu diraya qoyska reer Galaydh Cabdi waxayna ilaahay uga baryanaa in marxuum Yuusuf Galaydh Cabdi naxariistii Jano ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadiina Samir iyo iiimaan kasiiyo AAMIIN
Figradihiina